Illeysit

channel image

Illeysit

Illeysit

subscribers

Qaabka aad ku ogaan lahayd nooca kombiyuutarkaaga

Thank you for coming and watching Illeys IT channel

Three ways of finding out whether you pc is meets windows 11 requirement

1- GUI = Graphic User Interface
2- Windows Powershell command
3- Command prompt command line

Windows 11 has been rolled out as a beta in June 24, 2021 and will raplace
according to Microsoft Windows 10 which has been in use since 2015.
Windows 11 will be released in late 2021.

In order to use you need to have

Micorosft account
you can upgrade free

Hardware issue
You will need to have

6 GB RAM
64GB Hard disk
you need to have TPM 2.0 security chip.

17:52 17/07/2021

Barro sida loo isticmaalo amarada[Commands] Windows 10
1- GUI = Graphic User Interface
2- Windows amarada Windows10 Command Prompt
3- Powershell
Windows-ka ama shirkada Microsoft guulaha ugu waaweeyn ee ay suuqa isticmaalka borogaraamada ku shaqeeya kombiyuutarada ay u qabsatay waxaa u soo hooyay [GUI = Graphic User Interface] oo ku dhisan muuqaal aad arkayso aadna waxaad u baahantahay ku amri karto adigoo isticmaalaya Maawska[Mouse] iyo sawiro
Amarada aan isticmaalayno waa sidan
Tag Start ku qor CMD shaashad madoow ayaa soo baxayso
Tag Keyboard-kaaga ku riix/guij Windows + R shaashada madoow ayaa soo baxayso oo aad amarada ku qori kartid
Shaashada madoow waxaad uga bixi kartaa adioo ku qora EXIT
Powershell waxaa isticmaalo dadka maamulayaasha ah shaashadiisana waa buluug halka tan kale ee Command Prompt ka tahay mid maddoow
Powershell, ku qor qaybta raadinta Powershell ka dibna waxaa kuusoo baxay shaashad Buluug ah
Waxaan filaa in aad aragtay amarada aad isticmaali kartid iyo meelaha laga helo. Haddii aad wax ka baratay isqor oo naga mid noqo si aad guulo u soo hoydo.
La wadaaga axsaabtaada wixii talo iyo eray bixin ah noogu soo qor qaybta comments -ka
Illeys Channel.
Afeef: Mas uul kama aha websaaytyada kale ee naga baxsan , hadafkeena waa in aan u faaiideyno dadka Soomaaliyeed.Barro sida loo isticmaalo amarada[Commands] Windows 10
1- GUI = Graphic User Interface
2- Windows amarada Windows10 Command Prompt
3- Powershell
Windows-ka ama shirkada Microsoft guulaha ugu waaweeyn ee ay suuqa isticmaalka borogaraamada ku shaqeeya kombiyuutarada ay u qabsatay waxaa u soo hooyay [GUI = Graphic User Interface] oo ku dhisan muuqaal aad arkayso aadna waxaad u baahantahay ku amri karto adigoo isticmaalaya Maawska[Mouse] iyo sawiro
Amarada aan isticmaalayno waa sidan
Tag Start ku qor CMD shaashad madoow ayaa soo baxayso
Tag Keyboard-kaaga ku riix/guij Windows + R shaashada madoow ayaa soo baxayso oo aad amarada ku qori kartid
Shaashada madoow waxaad uga bixi kartaa adioo ku qora EXIT
Powershell waxaa isticmaalo dadka maamulayaasha ah shaashadiisana waa buluug halka tan kale ee Command Prompt ka tahay mid maddoow
Powershell, ku qor qaybta raadinta Powershell ka dibna waxaa kuusoo baxay shaashad Buluug ah
Waxaan filaa in aad aragtay amarada aad isticmaali kartid iyo meelaha laga helo. Haddii aad wax ka baratay isqor oo naga mid noqo si aad guulo u soo hoydo.
La wadaaga axsaabtaada wixii talo iyo eray bixin ah noogu soo qor qaybta comments -ka
Illeys Channel.
Afeef: Mas uul kama aha websaaytyada kale ee naga baxsan , hadafkeena waa in aan u faaiideyno dadka Soomaaliyeed.

SHOW MORE

Created 3 years, 2 months ago.

3 videos

Category Education

Illeys IT, IS AN ONLINE IT TRAINING ONLINE USING ICT TECHNOLOGY , for IT tips and trick, how to do certain things with your computer or PC, similarly, community issues on various fronts in Social, Historical, Health and wellness. SIMILARLY, HOW TO MAKE SURE YOUR DATA AND PRIVACY PRIVATE BY USING THE SAME TECHNOLOGY BUT ON OPEN SOURCE ALTERNATIVES OUT THERE WHICH SAFE AND AFTER ALL FREE TO USE AND TO EXPRIMENT AND LEARN. HOW TO LIMIT YOUR SCREEN TIME AND BE PRODUCTIVE AND QUALITY TIME WITH YOUR LOVED ONES